Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo xubno la socda ayaa maanta safar shaqo kusoo gaaray Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade Airport kusoo dhoweeyay Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Ducaale, qaar kamid ah Xildhibaanada Dowladda Hirshabeelle iyo Masuuliyiin kale. Dhanka kale Madaxweynaha waxa uu garoonka diyaaradaha ee aadan cade kula … Continue reading Madaxweynaha Hirshabelle oo Muqdisho soo gaaray lana kulmay Xasan Sheekh (Sawirro)